Video: How to use a Partograph/SIDA LOO ISTICMAALO JAANTUSKA FOOSHA

Somali version of How to use a Partograph Jaantuska fooshu waa aalad muhiim ah marka lala kala wareegayo macluumaad labada xilli ee shaqada. Wuxuu kuu samaynayaa sawir kaas oo u muujinaya dhaqtarka in bukaankan aanu ladnayn una baahan tahay doc wareen. Filimkan waxaynu ku sharixi doonaa goorta iyo sida loo isticmaalo Jaantuska Foosha iyo sida uu uga jawaabo macluumaadka la galiyo. Translation thanks to Aidarus Khalif and Fouzia Ismail and Adbirahman Dahir Aden at the Somaliland Nursing and Midwifery Association (SLNMA). http://medicalaidfilms.org/our-films/somali-films/?v=80072696